Dhaqaalo xumo lasoo daristay dowlada iyo Farmaajo oo cadeeyay Sababta keentay

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa qiray in dowladiisa ay lasoo daristay dhaqaalo xumo baahsan oo saameyn badan ku yeelatay Hay’adaha dowlada. Waxa uu sheegay Madaxweyne Maxamed Farmaajo in sababaha keenay dhaqaalo xumada dowlada uu hogaamiyo dhawaan lasoo daristay ay ugu horeyso canshuuraha oon loo qaadin sidii la rabay . ”Dhaqaalo xumo baahsan … Continue reading Dhaqaalo xumo lasoo daristay dowlada iyo Farmaajo oo cadeeyay Sababta keentay